Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Axmed Da'ud Oglo

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
No edit summary
Safka 1: Safka 1:
{{Macluumaad Qof Madax Ah
{{Macluumaad Qof Madax Ah
|name = Axmed Dafutoglu
|name = Axmed Dafutoglu
|image = Ahmet Davutoglu head (cropped).JPG
|image = Ahmet Davutoglu cropped.JPG
|office = Ra'isulwasaraha 26aad ee [[Turki|Turkiya]]
|office = Ra'isulwasaraha 26aad ee [[Turki|Turkiya]]
|president = [[Recep Tayyip Erdoğan]]
|president = [[Recep Tayyip Erdoğan]]

Bedelaadkkii ahaa 19:05, 13 Maaj 2015

Axmed Dafutoglu
Axmed Da'ud Oglo


Ra'isulwasaraha 26aad ee Turkiya
Hadda xilka haya
La wareegay Xilka 
29 August 2014
Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan
Kuxigeenkiisa Yalçın Akdoğan
Bülent Arınç
Ali Babacan
Numan Kurtulmuş
Xilka kaga horeeyey Recep Tayyip Erdoğan

Madaxa Xisbiga Cadaaladda iyo horumarint
la wareegay Xilka 
27 August 2014
ku xigeenkiisa Numan Kurtulmuş
Kaga horeeyey xilka Recep Tayyip Erdoğan

Wasiirkii 50aad ee Arimaha Dibada ee Turkiya
Ka qabtay xilka
1 May 2009 – 28 August 2014
Ra'iisul wasaare Recep Tayyip Erdoğan
kaga horeeyey xilka Ali Babacan
kaga dambeeyey xilka Mevlüt Çavuşoğlu

Macluumaad gaar ah

Ku dhashay (1959-02-26) 26 Febraayo 1959 ( 65jir)
Konya, Turkiya
Xisbi siyaasadeed Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarinta
Is guursadeen Sare Davutoğlu (1984–hadda)
Caruur Sefure
Meymune
Mehmet
Hacer Bike
Waxbarasho jaamacadeed Jaamacadda Boğaziçi
Diinta Sunni Islam ah
Saxiixa Axmed Da'ud Oglo's signature


Axmed Dafutoglu Ra'iisulwasaaraha dalka Turkiga. Waxaana xilkaasi loo xushay taariikhdu markay ahayd 29 Agoosto 2014. Waa aqoonyahan, diblumaasi iyo siyaasi ruug caddaa ah, wuxuu horey usoo qabtay xilal ay ka midyihiin wasiirka arimaha dibadda iyo madaxa latiliyaha ra'iisulwasaarihi hore, hadana ah madaxweynaha Turkiya Rajab Dayib Erdogaan.

Taariikh Nololeed

Mudane Axmed Dafutoglu wuxuu ku dhashay Degmada Taşkent ee gobolka Konya ee dalka Turkiga sanadku markuu ahaa 26 Febaraayo 1959.

Brofesoor Axmed Dafutoglu wuxuu waxbarashadisii hoose, dhexe iyo sare ku qaatay magaalada Istanbul, kadibna wuxuu ku biiray Jaamacadda Boğaziçi halkaasoo uu ku qaatay shahaadada heerka 1aad ee jaamacadda barashada dhaqaalaha iyo xidhiidhka caalamiga ah, halka masterkana uu ku qaatay maamulka iyo maareynta, sanadkii 1984 ayuu dhameystay tacliinta sare ee phdiiga asagoo ku diyaariyey Siyaasadda iyo Xidhiidhka Caalamiga. Intaas ka dib wuxuu bare jaamacadeed kasoo noqday jaamacadaha: Marmara, Bilkent iyo jaamacadda Islaamiga ee Maleeysiya.

Ra'isulwasaare Dafutoglu siyaasada ka sokow waa cilmi baadhe waxaa uuna qorey in kabadan 200 oo boog oo siyaasadda, dhaqaalaha, diblomaasiyadda iwm isugu jira. Waxaana ka mid ah buugiisa caanka ah ee saamaynta balaaran kuleh siyaasadda arimaha dibadda dalkaasi ee lagu magacaabo Istiraatiijiyadda Qotodadheer.